Iyadoo maanta wadanka looga dabaal degaya sanadguuradii 59-aad ee ka soo wareegatay xilligii ay Kenya sanadkii 1963-dii qaadatay madax bannaanida ayaa shacabka muujiyeen dareenkooda ku aaddan waxyaabaha ay rajeynayaan in madaxweynaha wadanka Uhuru Kenyatta uu uga hadlo khudbadiisa.
Waxay sheegeen inay filayaan in hoggaamiyaha wadanka uu faahfaahin ka bixiyo waxyaabaha u qabsoomay maamulkiisa tan iyo sanadkii 2013-kii.
Qaar ka mid ah shacabka ayaa madaxweynaha ku ammaanay waxqabadkiisa .
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Kenyaanka oo ka hadlay rajadooda ku aaddan khudbadda madaxweynaha ee maanta




