Wararka Kenya DHAGEYSO:Arday qalinjabiyay oo shahaadooyin lagu siiyay Dhagaxleey By star - May 30, 2022 0 276 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa xerada qaxootiga ee Dhagaxleey lagu qabtay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay 36 ardAy oo dhamaysay barashada qur’aanka kariimka. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/05/Maxamad-Baaruud-Dadaab.mp3