Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto oo shalay isku soo bax siyaasadeed ku qabtay magaalada Kerugoya ee ismaamulka Kirinyaga ayaa mar kale sheegay in go’aanka kama dambeyska ah ee cidda la wareegaysa talada dalka ay leeyihiin codbixiyeyaasha.
Waxaa uu xusay inay mudnaanta koowaad siin doonaan kobcinta dhaqaalaha iyo sare u qaadidda wax soo saarka.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ruto:Go’aanka kama dambeyska ah ee cidda la wareegaysa talada Kenya waxa leh...