Wararka Kenya DHAGEYSO:Xaflad loogu hambalyeynayey madaxweynaha Soomaaliya oo lagu qabtay Mombasa By star - May 29, 2022 0 308 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Bulshada Soomaalida ee ku nool Mombasa ayaa qabtay xaflad ballaaran oo ay ugu hambalyeynayeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya . https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/05/Bootaan-Mombasa-4.mp3