DHAGEYSO:Siyaasiyiinta oo lagu boorriyay in aynan kala qaybsanaan ka dhex abuurin shacabka

0
535

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiang’i ayaa siyaasiyiinta ku boorriyay in xilligan oo lagu guda jiro ololaha doorasho aynan kala qaybsanaan ka dhex abuurin shacabka.
Waxaa uu xusay in la diyaariyay tallaabooyin si degdeg ah looga falcelinaya codsi kasta oo dhanka ammaanka ah oo ay soo bandhigto IEBC inta ay doorashooyinka socdaan si codeynta ay u noqoto mid nabad , xor iyo xalaal ah.

Dr. Fred Matiang’i ayaa hoggaamiyaasha diimeed ku ammaanay kaalinta ay ka qaadanayaan in dadweynaha lagu wacyigeliyo ka shaqeynta nabadgalyada isagoo ka codsaday inay dadaalkani sii wadaan.