DHAGEYSO:Xilka loo magacaabay Martha Karua oo wax wayn uga dhigan dumarka

0
627

Guddoomiyaha ururka horumarinta haweenka ee gobolka Waqooyi Bari Qureisha Maxamad Nuuriye ayaa sheegtay inay dumarka wax wayn uga dhigan tahay in qof haween ah ay u tartanto xilka madaxweyne ku xigeenka wadanka.