DHAGEYSO:Wareysi: Abwaan duruufo ku wajahaya Dadaab

0
388

Xeryaha qaxootiga ee Dadaab ee ismaamulka Garissa waxaa ku nool abwaano iyo fanaaniin barisamaadkii xilligii ay Soomaaliya jogeen qadarin iyo maamus wanaagsan ku dhex lahaa bulshada balse hadda duruufo kala duwan ay xeryaha ku haystaan .
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Dadaab Maxamad Baaruud Xuseen ayaa wareystay Abwaan Cabdullahi Aaden Sheekh Maxamad oo ka mid ah abwaanada ku nool xeryaha gaar ahaana Dhagaxleey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here