Dowladda hoose ee ismaamulka Lamu ayaa billowday inay saraakiil siiso tababaro ku saabsan in xilli hore ay ogaadaan miinooyinka dhulka lagu aaso ee qaraxyada loo adeegsado.
Mid ka mid ah mas’uuliyiinta ismaamulkaasi ayaa arrintan warbaahinta faahfaahin ka siiyay.
Lamu oo ka tirsan gobolka xeebta ee dalka ayaa waxaa saameyn ku yeeshay weerarro argagixiso .