DHAGEYSO:Shacabka tuulo ka tirsan deegaanka Fafi oo biyo la’aan ka cabanaya

0
466

Dadweynaha ku nool tuulada bohol 5 oo ka mid ah deegaanka Fafi oo daris la ah xerada qaxootiga ee Xagardheer ayaa cabasho ka muujiyay biyo la’aan muddo haysata ka dib markii uu hallaabay ceelkii ay biyaha ka heli jireen waxayna dowladda ismaamulka Garissa iyo hay’adaha ka codsadeen in loo gargaaro .