Madaxa xisbiga ODM ahna musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio-One Kenya Raila Odinga ayaa isku soo bax ku qabtay magaalada Mombasa .
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya
Dhanka kale waxaa jiro warar soo baxaya oo sheegaya in musharraxa madaxweyne ee Azimio Raila Odinga uu ku xigeenkiisa shaaca kaga qaadi doono isku soo bax uu maanta ku qabanaya deegaanka Kamukunji ee magaalada Nairobi.