DHAGEYSO:Maamulaha dugsiga Ixyaa ee IFO oo soo dhaweeyay natiijada KCSE-da

0
376

Waxaa weli socdo dabbaal degyada iyo farriimaha hambalyada ah ee loo diraya ardaydii kaalimaha wanaagsan ka soo hooyay natiijada imtixaanka fasalka afaraad ee dugsiyada sare ee KCSE-da ee sanadka 2021-ka oo shalay lagu dhawaaqay
Maamulaha dugsiga Ixyaa ee xerada qaxootiga ee IFO Cali Mukhtaar Maxamad ayaa soo dhaweeyay natiijada wanaagsan ee ay heleen ardayda dugsigaasi isagoo ugu hambalyeeyay guusha dhanka tacliinta ee ay gaareen.