DHAGEYSO:Dowlada oo kordhisay qiimaha caanshuurta ee Sigaarka

0
942

Waxaa ay dharbaaxo xoogan soo wajahday dadka cabaa Sigaarka ka dib markii ay dowlada ku kordhisay caanshuurta tubaakada.
Hay’adda u qaabilsan ka hortagga tubaakada ee dalka ayaa bogaadisay qiimaha lagu kordhiyey Sigaarka .
Canshuuraha badan ee la dulsaaray iibka Sigaarka ayaa lagu tilmaamay mid soo afjari doonta in dhalinyarada iyo dadka cabaa ay yaraanayso maadaama Sigaarka uu sababo cuduro halis ah sida kansarka.