DHAGEYSO:Golaha sare ee SUPKEM oo cambaareeyay eed loo jeediyay xafiiska ODPP ee Nuurdiin Xaaji

0
667

Sii hayaha xilka guddoomiyaha golaha sare ee muslimiinta dalka ee SUPKEM Xasan Ole Naado ayaa difaacay xafiiska agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Nuurdiin Xaaji, ka dib markii eed loo soo jeediyay.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka Xeebta Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya