DHAGEYSO:Mid ka mid ah culimada Garissa oo ka hadlay sicir bararka dalka ka jiro

0
597

Sheekh Xasan Cabdullahi Cameey oo ka mid ah culimada Ismaamulka Garissa ayaa ka hadlay sicir bararka dhanka maciishadda ee ka jiro dalka wuxuuna dadka ugu baaqay inay isku naxariistaan una gargaaraan danyarta ku dhex nool.