DHAGEYSO:Dubat Cali Cameey oo ku baaqay in loo gurmado dadkii ay saameynta ka soo gaartay suuqi ku gubtay Hargaysa

0
411

Guddoomiyaha golaha suuq geynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa Dubat Cali Camey ayaa ugu baaqay bulshada soomaaliyeed, inay u gurmadaan dadkii saameynta ka soo gaartay dabkii baabi’yay suuqa wayn ee Waaheen ee magaalada Hargaysa ee jamhuuriyadda Somaliland.
Waxaa uu sheegay inuu aad ugu riyaaqay tallaabada ay qaadday dowladda Kenya oo ay ku muujisay inay garab taagan tahay oo ay taageero u muujinaysa maamulka Somaliland