DHAGEYSO:Barasaabka xilka markale dib loogu soo celiyay oo Wajeer si wayn loogu soo dhaweeyay

0
729

Guddoomiyaha markale xilkiisa dib loogu soo celiyay ee ismaamulka Wajeer Maxamad Cabdi Maxamuud ayaa shalay magaala madaxda dowlad deegaankaasi si dhiiran loogu soo dhaweeyey.
Waxaa uu sheegay inuu cafis u fidinaya cid walboo ka dambeysay xilka qaadistiisa.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya