Sida uu ku soo warramayo wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka xeebta Maxamad Cabdi Bootaan waxaa shalay ismaamulka Mombasa ay rabshad ku dhex martay taageerayaasha labo musharrax taasoo khalkhal gelisay dabbaal degga maalinta caalamiga ee haweenka adduunka.