DHAGEYSO:Tuulo ka tirsan Wajeer oo 41 sano ka dib yeelatay guddoomiye xaafadeed cusub

0
979

Tuulada Dilmaanyaleey ee deegaanka Koonfurta Wajeer ayaa yeelatay guddomiye xaafadeed cusub ka dib markii guddoomiyihii xilkan hayay muddo 41 sano u wilkiisa ku wareejiyay
Maxamad Cabdi Cabdullaahi oo muddada dheer xilka hayay ayaa waxaa u warramay wariyaheen Mowliid Maxamad Shuuriye

Dhanka kale Wiilkiisa oo lagu magacaabo Cabdikariim Maxamad Cabdi islamarkaana loo caleema saaray guddoomiye xaafadeedka Dilmaanyaale iyo ku xigeenkiisa Siyaad Maxamad Muxumad ayaa labaduba inoo warameyn