Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Madaxweynaha Syria oo bogaadiyay duullaanka Ruushka ee Ukraine

Madaxweynaha Syria oo bogaadiyay duullaanka Ruushka ee Ukraine

Madaxweynaha dalka Syria Bashaar Al-Asad oo khadka taleefoonka kula hadlay dhigiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa bogaadiyay duullaanka militari ee Ruushka uu ku qaaday wadanka deriska la ah ee Ukraine.
Waxaa uu dhanka kale cambaareeyay waxa uu ugu yeeray xasilooni darrada reer galbeedka ee bariga dhexe.
Al-Asad ayaa u sheegay Putin waxa ka dhacaya Ukraine inay tahay sixitaanka wixii dhacay taariikhda iyo dib u soo celinta burburkii midowgii Soofiyeeti.
Waxaa sidatan ku warrantay wakaaladda wararka ee SANA oo soo xigatay hoggaamiyaha Syria.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments