Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Culumaau’diinka Kenya oo lagu boorriyay inaysan cid gaar ah u xaglin doorashada...

DHAGEYSO:Culumaau’diinka Kenya oo lagu boorriyay inaysan cid gaar ah u xaglin doorashada guud

Guddoomiyaha golaha sare ee muslimiinta dalka ee SUPKEM laanteeda gobolka waqooyiga Rift Valley Abubakar Bini ayaa ku boorriyay culumaau’diinka dalka inaysan cid gaar ah u xaglin doorashada guud ee bisha Siddeedaad ee sanadkan.
Waxaa uu sheegay in shaqadooda ugu wayn ay tahay in hoggaamiye walbo la doorto ee la shaqeeyaan.
Waxaa uu intaasi ku daray inay halis tahay in hoggaamiye diimeed marna uu dadka wacdiyo, halka sidoo kalena uu siyaasadda ku milmo.
Mar uu arrimahan ka hadlay ayuu yiri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments