Guddoomiyaha golaha suuq geynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa Dubat Cali Camey ayaa bulshada xoolo dhaqatada ah ku boorriyay inay isugu dulqaataan saameynta abaarta oo ay qaybsadaan kheyraadka daaqa iyo biyaha.
Waxaa uu kula taliyay inay soo dhaweeyaan dadka u soo hayaamay meelaha ay roobabka ka da’een.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo xoolo dhaqatada ugu baaqay inay iskugu dulqaataan saameynta...