DHAGEYSO:Waa sidee waddooyinka Mombasa ka dib isbeddelo dhawaan la shaaciyay?

0
406

Dhawaan ayay ahayd markii waaxda gaadiidka ee ismaamulka Mombasa ay shaacisay amarro la xiriira kala hagidda baabuurta.
Haddaba waa sidee dhaqdhaqaaqa dhanka isku socodka ee waddooyinka.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa warbixintan ku eegaya.