Ismaamulka Wajeer waxaa jiro nin ka ganacsada digaaga oo sheegaya inuu bulshada kala kulmo dhibaatooyin ay magacdhow ka mid tahay in kastoo tani ay isaga sii dhiirigeliso.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Wajeer Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa la kulmay oo warbixintan nooga diyaariyay.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:50 sano jir digaag ka ganacsada oo dhaliisha bulshada ay dhiirigelin u...