DHAGEYSO:Kenya “Ciidamada ammaanka waa inay toogtaan qofkii la arko isagoo cilladaynaya xarumahan muhiimka ah”

0
957

Guddoomiyaha dowladda dhexe u qaabilsan ismaamulka Trans Nzoia Sam Ojwang ayaa ciidamada ammaanka amray inay toogtaan qofkii la arko isagoo cilladaynaya xarumahan muhiimka ah oo uu sheegay inuu ula mid yahay argagixisada.

Maalmo ka hor ayay ahayd markii uu madaxweynaha dalka muddoo aan la cayimin uu mamnuucay ka ganacsiga biraha laga soo saaro agabka kala duwan ka dib markii ay soo baxday in tani ay mararka qaar saameyn ku yeelato kaabayaasha muhiimka ah ee isgaarsiinta, gaadiidka iyo korontada.