Wararka Kenya DHAGEYSO:400 oo ka mid ah qoysaska ay abaarta saameysay ee Wajeer oo deeq la gaarsiiyay By star - January 31, 2022 0 429 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa deeq raashiin ah loo qaybiyay 400 oo ka mid ah qoysaska ay abaarta saameysay ee xaafadaha magaalada Wajeer. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/01/Mucaawiye-Wajeer-7.mp3