Siyaasiyiinta xisbiga Ford-Kenya ayaa ku baaqay in aan khalkhal la gelin isku soo bax siyaasadeed oo lagu wado in berri uu ka dhaco ismaamulka Bungoma ee galbeedka wadanka.
Waxaa halkaasi dadweynaha kula hadli doono madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto, Musalia Mudavadi iyo madaxa Ford-Kenya Moses Wetangula oo dhawaan shaaciyay inay midoobeen.
Hoggaamiyaasha baaqa soo saaray ayaa xusay in xilligii rabshad lala bartilmaameedsan jiray garabka iinan ka simanayn dhanka aragtida iyo qorshaha .
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Siyaasiyiinta Ford-Kenya oo soo saaray baaq ku saabsan isku soo bax berri...