Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Muturi: Cid kasta iskaashi siyaasadeed waan la sameyn karaa

Muturi: Cid kasta iskaashi siyaasadeed waan la sameyn karaa

Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Mr. Justin Muturi oo ka mid ah musharraxiinta madaxweynenimo ee bisha siddeedaad ayaa sheegay inuu iskaashi la sameyn karo garab kasta.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in marka la eego saaxadda siyaasadeed ee wadanka ay adag tahay in xisbi keliya uu talada ku guulaysto.
Muturi ayaa ku celceliyay inaysan jirin cid la shaqeynteeda ay ka xiran tahay haddii ay isaga dhow yihiin dhanka aragtida iyo mabaadi’ida siyaasadeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments