DHAGEYSO:Aqoonyahaan Prof.Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka hadlay siidayntiisi

0
497

Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka mid ah aqoonyahaannada soomaaliyeed ee dalkani Kenya kana faalloda arrimaha geeska Afrika ayaa isagoo ku sugan ismaamulka Wajeer u mahadceliyay cid kasta oo gacan ka gaysatay inuu xurriyadiisa dib u helo xilligii la afduubtay ee horraantii bishii sagalaad ee sanadkii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here