SAWIRRO:Ciidamada ammaanka ee Burkina Faso oo xiray madaxweynaha dalkaasi

0
324

Ciidamada militari ee dalka Burkina Faso ayaa lagu soo warramayaa inay gacanta ku dhigeen madaxweynaha wadankaasi Roch Marc Christian Kabore.
Wararkan ayaa ku soo beegmaya ka dib markii ciidamada oo amar diiddo sameynaya ay horay u bartilmaameedsadeen xerooyin dhowr ah.
Galinkii hore ee shalay ayay ahayd markii la maqlay iswaydaarsiga rasaasta in kastoo dowladda Burkina Faso ay xilligaasi beenisay in militarigu uu talada dalkaasi la wareegay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here