DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo ku baaqay qaadashada kaarka codeynta

0
462

Iyadoo guud ahaan wadanka uu ka socdo wajiga labaad ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo soo billowday 17-kii bishan ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinaya dadweynaha ee ku aaddan inay barnaamijkan ka faa’iidaystaan.
Guddoomiyaha golaha suuq geynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa Dubat Cali Cameey ayaa shacabka gobolka waqooyi bari kula taliyay inay qaataan kaarka codeynta.