Barasaabka ismaamulka Garissa Cali Bunow Qorane iyo xildhibaanka deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer Maxamuud Sheekh Maxamad Oomaar ayaa dadweynaha ku boorriyay inay isku diiwaangeliyaan ka qayb qaadashada doorashada guud ee Kenya ka dhici doonto 9-ka bisha siddeedaad ee sanadkan.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa qodob wareedkan oo dhameystiran noo soo diray.