Koox looga shakisan yahay ISIS oo 11 askari ku dishay Ciraaq

0
345

Waxaa lagu soo warramayaa in 11 sarkaal oo ciidamada difaaca ee dalka Ciraaq ka mid ah lagu dilay weerar ay gaysatay koox looga shakiyay ISIS
Weerarka ayaa ka dhacay xero militari oo ku taalla degmada al-Azim ee gobolka Diyala .
Wararka ayaa intaasi ku daraya in falkan la fuliyay xilli ay ciidamadu hurdayeen.
Ma jirto cid si durba ah u sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi.