Caalamka DHAGEYSO:Shacabka deegaanka soomaalida oo loogu baaqay inay isu gurmadaan xilliyada adag ee abaarta jirta By star - January 18, 2022 0 624 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kulan looga hadlayay gurmadka abaaraha ee gobollada deegaanka soomaalida ee Itoobiya ayaa lagu qabtay magaalada Jigjiga. Waxaana shacabka loogu baaqay inay isu gurmadaan xilliyada adag ee abaarta jirta. Siyaasad Bashuuc Saney ayaa faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/01/Siyaad-Heersare-Jigjiga.mp3