DHAGEYSO:Garissa oo lagu soo bandhigay buug loogu magacdaray burburi gaajada

0
593

Waxaa magaalada Garissa lagu soo bandhigay buug uu afka hooyo ku qoray wiil dhallinyaro ah oo ka soo jeedo ismaamulkaasi.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa faahfaahinaya.