Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka deegaanka Kapsaret oo sheegay in siyasiyiinta UDA si cadaalad ah loo...

DHAGEYSO:Xildhibaanka deegaanka Kapsaret oo sheegay in siyasiyiinta UDA si cadaalad ah loo kala xulan doono

Mudanaha laga soo doortay deegaanka Kapsaret ee ismaamulka Uasin Gishu Oscar Sudi ayaa sheegay in isreeb-reebka lagu kala xulanaya musharraxiinta xisbiga UDA uu noqon doono mid loo wajaho si ay caddaalad ku dheehan tahay.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in kalsoonida lagu qabi karo geeddisocodkan uu yahay mid aan cidna loogu daneynayn balse dhammaan xubnaha xisbigu ay xaq u leeyihiin.
Waxaa uu intaa ku daray in shakhsi walbo uu xaq dasturi u leeyahay inuu turtamo.
Mar uu arrimaha ka hadlay ayuu yiri xildhibaanka deegaanka Kapsaret ee ismaamulka Uasin Gishu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments