DHAGEYSO:Naafada Garissa oo baaq u dirtay musharraxiinta xilalka hoggaanka

0
599

Guddoomiyaha naafada ee ismaamulka Garissa Aadan Bile ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta u tartamaya kuraasta kala duwan inay tixgeliyaan codka dadka uunan lixaadka u dhameystirnayn.