DHAGEYSO:Waalidiinta iyo macallimiinta Islii oo loogu baaqay inay si dhow uwada shaqeeyaan

0
302

Iyada oo dhawaan dib loo furay goobaha waxbarashada ee dalka, sidoo kalena ardayda dib ugu laabteen xarumihi ay wax ka baranayeen ayaa qaar ka mid ah waalidiinta ku nool xaafadda Islii ee deegaanka Kamkunji ee magaladda Nairobi la hadlay warbaahinta Star.
Waxaa ay ku baaqeen inay wada shaqeeyaan waalidiinta iyo macallimiinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here