DHAGEYSO:Xildhibaanka Mvita oo ku baaqay in dhakhaatiirta Mombasa tabashadooda xal loo helo

0
700

Xildhibaanka deegaanka Mvita ee ismaamulka Mombasa Cabdulswamad Shariif Naasir ayaa ugu baaqay barasaabka dowlad deegaankaasi inuu xal u helo tabashada dhakhaatiirta ismaamulkaasi
Mar uu arrimahan ka hadlay ayuu yiri