Agaasimaha guud ee waaxda caafimaadka ee ismaamulka Garissa Xasan Canshur ayaa dadwayanaha ugu baaqay inay qaataan tallaalka cudurka COVID19 si looga hortaga faafitanka cudurkan calamka samaynta adag ku yeeshay.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka ismaamulka Garissa oo loogu baaqay inay qaataan talaalaka Covid-19