DHAGEYSO:Waraysi gaar ah:Sheekh Cabdi Xayi oo ku sugan Mombasa

0
340

Wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka xeebta Maxamad Cabdi Bootaan oo sheekh Cabdi Xayi la kulmay sidoo kalena wareysi gaar ah kala yeeshay faafinta dacwadda diinta islaamka ayaa warbixintan noo soo diray.