Waxaa laga billaabo maanta sii kordhaya muddada uu shaqeynaya amar la xiriira duulimaadyada oo ay soo saartay dowladda isutagga imaaraadka carabta ee UAE-da.
Kenya ayaa ka mid ah waddamada uu saameynta ku yeelanaya go’aankan.
Diyaaradaha ka duulo dalka ayaan tagi karin magaalada Dubai ee imaaraadka sababo la xiriira kororka xaaladaha cudurka COVID-19 awgeed.
Waxaan sidoo kale dalkaasi u safri karin muwaadiniinta dalalka Tanzania iyo Itoobiya.




