Wararka Kenya DHAGEYSO:Warshad soo saarto birjikada oo Dadaab ka dhisan 27 sano By star - December 23, 2021 0 388 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa magaalada Dadaab ku taalla warshad la furay sanadkii 1994-tii taasoo lagu sameeyo birjikada la siiyo qaxootiga xeryaha Dadaab. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan ku eegaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/12/Baaruud-Dadaab-6.mp3