DHAGEYSO:Gudniinka fircooniga oo saameyn ku haya hablaha Soomaaliyeed

0
936

Gudninka fircooniga oo halis caafimaad iyo mid mustaqbal ku ah hablaha yaryar sida ay sheegeen bahda caafimaadka islamarkaana dalka sharci darro ka ah, ayaa waxaa jira dad wali dhaqan ahaan u aaminsan sida u warbixintaan Dadaab inooga soo diray Maxamad Baaruud Xuseen