In ka badan laba kun oo qof oo Kenya laga helay maanta COVID 19

0
427

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa 24-kii saac aynu soo dhaafnay diiwangalisay kiisas dhan 2,844 ka dib markii baaritaano lagu sameeyay dheecaan dhan people 10,215 .
Cel-celis ahaan heerarka caabuqa ee dalka waxay maanta marayaan 27.8% boqolkiba, halka kiisaska guud ee COVID 19 Kenya marayaan 267,571.
Xaaladaha maanta la xaqiijiyay 2,561 waa Kenyan halka 283 kale ee qof yihiin dad ajaaniib ah.
Nairobi 1,297, Nakuru 233, Kiambu 222, Kericho 98, Mombasa 84, Uasin Gishu 79, Kajiado 73, Makueni 63, Nyeri 54, Machakos 50, Kakamega 50, Laikipia 44, Murang’a 40, Kwale 39, Nyamira 39, Siaya 39, Tharaka Nithi 39, Nyandarua 37, Kilifi 35, Kisumu 34, Nandi 32, Meru 26, Hama Bay 22, West Pokot 20, Narok 16, Migori 15, Bungoma 8, Elgeyo Marakwet 7, Taita Taveta 7, Kirinyaga 7, Embu 7, Garissa 6, Busia 6, Bomet 5, Kisii 3, Kitui 3, Baringo 1, Wajir 1,Trans Nzoia 1, Turkana 1 and Vihiga 1 .
159 bukaan ayaa saacadihii la soo dhaafay ka soo kabsatay Corona Virus ,taa soo bogsashada guud ka dhigaysa 249,474.
Hal qof ayaa sido kale la xaqiijiyay inuu cudurka dalka ugu geeriyooday ,dhimashada guud ayaa tani ka dhigaysa 5,354.