DHAGEYSO:Garoonka diyaaradaha Dagmada ceelwaaq ee ismaamulka mandera oo si kumeel gaar ah looxiray

0
485

Garoonka diyaaradaha Dagmada ceelwaaq ee ismaamulka mandera ayaa si kumeel gaar ah looxiray ilaa iyo 3 bisha January 2022.
Shillow Abukar oo ah maamulaha shirka diyaaradaha ee Shillow oo la hadlay warbaahinta Star ayaa sheegay in sababtii garoonka diyaaradaha ceelwaaq loo xiray dib u dayactir lagu samaynayo owgeeda .
Waxaa uuna dadweynaha u sheegaya in diyaarada ka soo duusha Nairobi ay caga dhiganayso Takaaba ee dowlad deegaanka Mandera.
Dadweynaha ayuuna ka raali galinaya hakinta hawlihii ka socday cilada garoonka diyaaradaha ee Ceelwaaq.