DHAGEYSO:Xassan Joho oo taageray in Abdulsamad Sharif Nassir uu kala wareego hoggaanka Mombasa

0
346

Xisbiga ODM ayaa laga sugaya in uu si rasmi ah u kala saaro Abdulsamad Sharif Nassir iyo Suleiman Shahbal loolanka kuu aadan kursiga barasabnimo ee ismaamulka Mombasa iayadoo Xassan Joho uu si cad u taageeray Abdulsamad Sharif Nassir
Maxamed Cabdi Bootaan ayaa dhamaystiraya warkan.