Iran oo xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee Omicron

0
338

Saraakiisha caafimaadka ee dalka Iiraan ayaa maanta xaqiijiyay xaaladii ugu horreysay ee nooca cusub ee cudurka COVID-19 ee Omicron.
Kiiska ayaa lagu arkay nin ay da’diisu dhexdhexaad tahay.
Qofkan ayaa dhawaan ka soo laabtay safar uu ku tagay dalka isku tagga imaaraadka carabta ee UAE-da.
In ka badan boqolkiiba 60 ee shacabka Iiraan ayaa si buuxda u qaatay tallaalka COVID-19.