DHAGEYSO:Qoys xoolahoodu ay abaartu ka idleysay oo dareemaya daryeel xumo

0
682

Waxaa jira qoysas ay xoolahoodi abaartu ka idleysay, kuwaas oo hadda maciin biday inay soo galaan tuulooyin ka mid ah ismaamulka Garissa.
Mid ka mid ah qoysaska ay abaartu saameysay ayaa waxa la kulmay wakiil wareedka warbaahinta Star ee xeryaha qaxootiga Dadaab Maxamad Baaruud Xuseen, warbixintaan ka diyaariyay

Ciddii dooneyso inay caawiso qoyskan, waxaa lagala xiriiri karaa nambarka ah +254725524059