Iyada oo wasaaradda caafimaadka ee dalka ay walaac ka muujinayso kororka xaaladaha cudurka COVID-19 ayuu Sheekh Xasan Cabdi Cabdullahi oo ah qasnad hayaha golaha sare ee muslimiinta dalka ee (SUPKEM) laantiisa Garissa dadweynaha ku boorriyay inay qaataan dawooyinka tallaalka ka dhanka ah caabuqa corona si ay uga badbaadaan halista cudurka.