DHAGEYSO:In ka badan 200 oo qof oo xanuunnada dhimirka looga daweeyay Mombasa

0
269

Waxaa magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ku taalla xarun ay aasaastay haweeney si iskeed ah isku xilqaantay halkaasoo lagu daryeelo dadka qabo xanuunnada dhimirka.
Ilaa iyo hadda waxaa goobtaasi adeegyo ka helay in ka badan 200 oo qof oo qaar ka mid ah ay soomaali yihiin.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa warbixintan ku eegaya